Video:-Booliska Puntland oo war kasoo saaray Doorashooyinka

Talyaha Booliska Puntland Muumin Cabdi Shire oo Shir jaraa’id qabtay,ayaa udigay cidii isku dayda in ay carqaladayso doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland.

“Siyaasigii ama Odaygii isku daya si Sharciga baalmarsan in uu ufowdeeyo Codaynta Doorashada,talaabo,ayaan ka qaadaynaa”Ayuu yiri Muumin.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading