Video:-Booliska Qardho oo lagu dhaleeceeyay xariga dhlinyaro cawyanaysay

Booliska Qardho waa in lagula xisaabtamaa xadgudubkan.

Arintan markaan baarnay wax danbiya ma samayn dhalinyaradan intooda badan waa walaalo wada socday oo iska cawaynaya Nabadna haysta.

In la ceebeeyo oo Muuqaaladooda la duubo laguna shaaciyo baraha Bulshada waa danbi weyn.

Boolisku la xisaabtan buu mudan yahay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading