Video:-Boqor Burhaan iyo wafti uu hogaaminayo oo ubaxay ka gurmashada Abaarta

Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kasoo ambabaxay magaalada Boosaaso,ayaa soo gaaray Deegaanka Dharoor oo hoostagga degmada Iskushuban ee Gobolka Bari.

Safarka Boqorka,ayaa ku qotomaa booqasho uu ku murayo deegaanada iyo ka warqabka xaaladda Abaareed.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading