Video:-Boqor Burhaan oo ku guulaystay soo afjarida colaadii dheerayd Ee Taleex

Socod lagu xoojinayo heshiiskii nabada ee beelaha taleex la dhex dhigay oo uu hogaaminayo Boqor burhaan,ayaa ka qabsoomay Degmada Taleex.

Boqor Burhaan iyo wafti isimo ah oo uu hogaaminayo,ayaa gaaray kal hore Degmada Taleex si ay nabad u dhex dhigaan beelo ay dhextaalay colaad raagtay..

Colaada Taleex hada heshisi rasmi ah,ayaa laga gaaray,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading