Video:-Bosaso isbadal horumarineed ka muuqdo

Bosaso waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha Wado Laamiya oo 3-km ah.

Sidoo kale waxaa socda mashruuca loogu samaynayo Magaalada Koronto raqiis ah.

Amniga Bosaso wax weyn,ayaa laga qabtay isbadal,ayaana ka muuqda.

Bosaso horay bay usocotaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading