Video:-Bulshada Bosaso oo soo dhaweeyay balaarinta Dekeda Bosaso

Kulanka oo ka dhacay xarunta dawlaad hoose ayaa waxaa soo qaban qaabiyey wasaradda Dekadaha Puntland ,Maamulka gobolka Bari, iyo kan degmada Bosaso.

kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa ahaa sidii bulshada reer Puntland faa-faahin looga siin lahaa qaabka loo ballaarinayo dekadda magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari.

Waxaa ka soo qeyb galay kulanka maamulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso madaxda wasaaradda dekadaha iyo bulshada qeybaheeda kale duwan,hoos ka daawo muuqaaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading