Video:-Buundadii Degmada Luuq Oo burbur ku dhaw iyo qaylo dhaan laga soo saaray

Wakiilo ka socda mudanayaasha baarlamanka Jubaland,ayaa indha indhayn ku sameeyay Buundada DegmadaLluuq,iyagoo cod dheer ugu baaqay dowlada dhexe iyo dowlad goboledka jubaland in ay usoo gurmadaan Buundada Degmada Luuq oo ay soo wajahday dayac tir la’aan,sidoo kale ugu baaqay jaaliyada udhalatay Gobolka Gedo in ay isku tashi sameeyaan oo ay u istaagaan dib u dhiska Buunadada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading