Video:-C.C.Warsame”Gudoomiyuhu mudo kororsiga ha cadaysto”

Sharci ha lagu qoro ama heshiis siyaadadeed ha lagu gaaro, mar haddii doorashadu Afar dhibic shan (4.5) tahay waa doorasho dadban. Sababtoo ah doorasho Xisbiyo ka qaybgelayaan, shacabkuna codaynayo iyo mid qabiil 4.5 ah meel wada geli karaan.

Dadnimadu waxay ku jirtaa in aan shacabka la wareerin ee Madaxweynaha,Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa yaysan boorka isku qarin ee bareerahooda muddo kordhiska ah banaanka ha keensadaan.

C C Warsame.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading