Video:-C.C.Warsame”Haduusan Farmaajo hayn Puntland iyo jubaland doorashada hanoo daayo yuuusan ka qayb gelin”

“Haduusan Farmaajo hayn Puntland iyo jubaland doorashada hanoo daayo yuuusan ka qayb gelin”Ayuu yiri C.C.Warsame.

Dad badan,ayaa uriyaaqay hadalka C.C,Warsame una arka in uu dhab yahay oo Farmaajo uusan cidna matalin haduusan hayn Jl iyo Pl.

Dalka siyaasadiisu waa awood qaybsi matalaad lagu joogo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading