Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayay Munaasabad xalay lagu soo bandhigayay heshiiska Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble ay tahay Hay’adda kaliya ee ay aqoonsan yihiin maandheydkeeda, maadama ay tahay Xukuumad xil-gaarsiin ah.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.