Video:-Caare Oo ku wareejiyay Ciidamadiisii maamulka Muuse Biixi

Caarre,ayaa ku wareejiyay Ciidan iyo Hub fara badan maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi.

Waxgaradka beeshiisa ah,ayaa kasoo shaqeeyay heshiiskan uu la galay Muuse Biixi,waxayna xoga hoose sheegayaan in laga dalbaday Caarre in uu ciidankiisa kusoo daro kuwa Somaliland, isna la siiyo lacag dhan 300-Kun oo doolar,isla markaana uu dalka dibaddiisa uu dago,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading