Video:-Caasho Geelle Diiriye Oo ku dhaawacantay Dalka Sweden

Wasiirkii hore ee Haweenka iyo arimaha Qoyska Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo shil ku dhacay,iyadoo markaas ka dagaysa mid ka mid ah garoomada diyaaradaha dalka Sweden.

Marwo Caasho shilkaas waxaa kusoo gaaray dhaawac ay gacanta ka jabtay iyo Nabaro yaryar oo wajiga ah.

Sweden waxay kaga qaybgalaysay shir caalami ah oo si gaar ah loogu casumay Marwo Caasho.

Ugu danbayn waxay umahadnaqday dadkii faraha badnaa ee ka gurmaday shilkeeda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading