Video:-Caasho Geelle oo dhex-dhexaadin ka bilowday Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Caasho Geelle oo hogaaminaysa Ururada Bulshada rayidka ah,ayaa ka bilowday Garowe dhexdhexaadin Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Caasho shir jaraa’id ayay qabatay ay kaga warantay waxa uqabsoomay ilaa iyo hada.

Gaas,Faroole iyo Jurile waxay ka gaabiyeen ayay Caasho ku dhiiratay waxaana ku bogaadiyay bulshada Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading