Video:-Cabdi Barre oo si adag u dhaliilay masuuliyiinta Dowlada Fadaraalka

Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibril oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe,ayaa si adag u dhaliilay masuuliyiinta xiligan hogaaminaya Dowlada Fadaraalka.


Sidoo kale Xildhibaan Cabdi Barre waxuu fariin udiray Xildhibaanada Baarlamaanka iyo shacabka Puntland.


Xildhibaan Cabdi Barre,ayaa dardaaran adag uga tagay bulshaweynta reer Puntland uguna digay waxuu ku tilmaamay hagardaamada kooxda Nabad iyo Nolol ee Villa Somaliya xiligan hogaamiya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading