Video:-Cabdinaasir Seeraar oo ka hor yimid Axmed Madoobe kuna eedeeyay arimo badan

Cabdinaasir Seeraar Maax oo ah siyaasi ka tirsan Jubaland ayaa wareysi uu siiyay VOA waxaa uu masuulyiinta Jubaland ku eedeeyay arrimo ay kamid yihiin ku tagrifal awoodeed, caburinta dadka Jubaland, sharcigii uu Maamulka Jubaland ku dhisnaa oo la hareermaray, Ciidamadii SNA ee Jubaland oo la burburiyay ayadoo laga leeyahay dano siyaasadeed iyo arrimo kale

Arrimaha kale ee uu ka hadlay Seeraar waxaa kamid ahaa in Madaxweynaha iyo Golaha Baarlamaanka Jubaland ay qorsheynayaan in ay muddo korarsi sameeyaan taasoo uu aad uga diggay.. xiriirka DFS iyo midka Jubaland ee xumaaday wuxuu ku eedeeyay in ay ka dambeyso Jubbaland oo danno siyaasadeed ka leh.

Masuulyiinta hadda talada Jubaland haya ee la eedeeyay wali kama aysan jawaabin eedeynta loo jeediyay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading