Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid oo ka mid ah golaha Aqalka Sare ee Fadaraalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka oo goor dhaweyd la hadlay warbaahinta,ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalkii maanta lagu galay gurigiisa iyo khasaarihii ka dhashay.
Waxa uu sheegay in gurigiisa ay galeen ciidamo kasocday DFS ilaaladii guriga iyo xaaskiisana ay dhibaato ugaysteen,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.