Video:-Cabdisalaan Hareri oo su’aalo adag ku harqiyay madaxweyne farmaajo

Wariyaha caanka ah ee haatan u shaqeeya tv-ga afka somaliga ku hadla ee Universal Cbadisalaan hareri,ayaa waraysi kulul la yeeshay madaxweynaha dawlada fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya,ayuu madaxweynuhu kaga jawaabay su’aalo muhiim ah oo bulshadu si waydiinaysay,hoos ka daawo muuqaalka waraysiga.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading