Baarlamaanka hada la doortay,waxaa ku jira 3-Xildhibaan oo Aqalka hoose iyo Hal Senetar oo Aqalka-sare oo xubno ka ah Alshabaab iyo Daacish.
Sidoo kale Baarlamaankii hore 73-Xildhibaan,ayaa bishii mushahaarkooda ka siin jiray Alshabaab min 300-dolar.
Xog-waran xog badan oo amni uu ku jiro,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.