Video:-Cadaado iyo Dhuusamareeb oo wada hadal ufurmayo iyo Doorashadii oo dib loo dhigay

Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa maanta isla gartay in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 10-ka Bishan aan ku guda jirno oo ay inaga xigaan 2 cisho oo kaliya.

Waxaa la isla meel dhigay in doorashada ay qabsoonto marka ay taariiqda tahay 30-ka Bisha April oo hadda ay inaga xigto 22 cisho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading