”Somaliya inteeda kale doorashaa ka dhacday reer banaadir sidoo kale waa is dooranayaan,hanala daayo 5-sano kadib Somali intay kala nasato dib ha isku soo eegto in ay wax isku darsan karto iyo in kale”,sidaa waxaa yiri Cade Gaabow Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir. hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.