Video:-Cali Geedi oo Jubaland iyo hanaankeeda doorasho taageeray

Cali Maxamed Geedi ra’isalwasaarihii hore ee Somaliya,ayaa si aag u taageeray Jubaland iyo hanaankeeda doorasho.

Cali Geedi waxuu kaloo fariin udiray Dowlada Villa Wardhiigley,isagoo usheegya in Jubaland dooran doonto madaxdeeda,iyadoon cidna loo joojin hadhowna wada xaajood lagu baryi doono,sidii horay udhacday xiligii Dowladii Xasan Shiikh,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/hjbxqoxAzoM

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading