Video:-Cali Khaliif Galayr”Farmaajo anaga Madaxweyne nooma ahan mana aana dooran ee Xamar buu u yahay haku ekaado”

Cali Khaliif Galayr oo maalmahan ujooga Magaalada jabuti ee Jamhuuriyada Jabuti wada hadalo usocda kooxdiisa Khaatumo iyo Maamulka Somaliland, ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha cusub ee Fadaraalka Somaliya.

Cali oo ka hadlaya doorashada Farmaajo waxuu yiri”Anaga Madaxweyne nooma ahan ee Xamar buu u yahay ee iyada haku ekaado”

Cali Khaliif ayaa dhanka kale eedayn iyo hanjabaad kulul usoo jeediyay Puntland,isagoo sheegay in Puntland ay la xisaabtami doonaan oo ay isku joogaan,hagardaamadeedana ay markan sidhab ah iskaga dhicin doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Cali Khaliif Galayr”Farmaajo anaga Madaxweyne nooma ahan mana aana dooran ee Xamar buu u yahay haku ekaado”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading