VIDEO: Cali M. Geedi oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne

Cali Maxamed Geedi oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax madaxweyne ayaa yiri”Masuul isku kalaoon kama shakin karo shaqada gudiga doorashooyinka,Habraaca doorashada waxay ku socotaa sidii loogu talo galay,ciddii dan ka leh dalka ha taageerto gudiga,Hadafka dowladdu ma aheyn in doorasho dadban la galo ee cadaadis ayaa lagu saaray”.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay xulista xildhibaanada 2-da aqal ee baarlamaanka kasoo galaya Soomaaliland iyo doorashadii Hirshabeelle


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading