Video:-Cali Xaaji”Madaxweyne C.wali Gaas yahay Hashii Labada dhinac Seegtay”

Mid ka mid ah musharaxiintii xilka Madaxweynaha fadaraalka Soomaaliya Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay doorashada Madaxweyne farmaajo iyo xaalka Puntland ayaa sheegay in Madaxweyne  C.wali Gaas yahay Hashii Labada dhinac Seegtay, Isagoo ku tilmaamay inuu Dadkiisii iyo Howlihii loo doortay dayacay, Sidoo kalana Doorashadii Muqdisho guul-daro kala Caraabay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Cali Xaaji”Madaxweyne C.wali Gaas yahay Hashii Labada dhinac Seegtay”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading