Video:-Camey ”Dawlada farmaajo markale ayaan ku celinayaa waxay haysaa wadadii tii ka horaysay”

Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey iyo wfati uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Gobolka mudug.
 
Waftiga Camey oo ay qayb ka ahaayeen Hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland,ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Gobolka maamulka,shacabka qaybihiisa kala duwan.
 
Camey iyo waftigiisa ayaa u kuurgalidoona inta ay joogaan Gobolka Mudug xaaladaha abaarta iyo amniga.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading