Video:-Carwada wax soo saarka Somaliland oo maanta la furay

Magalada Hargeysa waxa maanta laga furay carwadda wax soo saarka warshadaha waddaniga ah ee Somaliland, iyadoo ay ka qaybgaleen madax sare oo ka socota dalka Itoobiya.

Carwada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galaya milkiilayaasha warshadaha Somaliland iyo dadweyne badan.

Wasiirka Maaliyada Somaliland,ayaa ka hadlay furitaanka Carwada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading