Video:-Ciidamada amaanka Puntland oo fashiliyay qarax Bosaso lagu aasay

Ciidamada PMPF iyo PSF ee Puntland ayaa waxa ay ku guulaysteen inay soo furaan qaraxaan oo lagu xiray wadada laamiga ah ee dheer gaar ahaan agaarka Mareera Spare parts, kadib macluumaad ciidanku ka heleen dadka shacabka ah.

Saraakiisha ciidamada ayaa soo bandhigay qaraxyadii lagu aasay goobtaasi, gaarigii lagu qarxin lahaa iyo sidoo kale dhammaan macluumaadkii la xiriiray,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading