Video:-Ciidamada AMISOM iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Shabelada Hoose

Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaanada Mareerey iyo Bariire oo ay gacanta ku hayaan Ashabaab, waxaana halkaasi ka socda dagaal u dhaxeeya labada dhinac.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading