Video:-Ciidamada Bada Puntland oo Xeebta Bosaso ku qabtay Hub sharcidaro ah

Ciidamada amaanka Puntland,ayaa waxay maanta Magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland kusoo bandhigeen Dooni Hub sharcidaro ah siday oo ka keentay dalka Yemen.
 
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Bada Puntland oo saxaafada usoo bandhigay Hubkaas iyo Doonida siday ,ayaa sheegay in aan ilaa iyo hada la aqoon cida iska leh ee loo waday hubkaas,balse ay wadaan baaritaan xoog leh saxaafadana ay la wadaagi doonaan waxii xog ah ee kasoo kordha baaristaas,hooos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading