Video:-Ciidamada Ciraaq oo gacanta ku dhigay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mosil

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa dib u qabsaday garoonka diyaaradaha magaalada Mosul ka dib dagaal culus.

Ururka la baxay Khilaafada Islaamka oo garoonkaas gacanta ku hayay ayaa hadda u gurtay dhanka galbeedka magaalada.

Dagaalka lagu qabsaday eelaboorka ayaa qaatay afar saacadood. Daacish ayaa weli madaafiic ku rideysay garoonka.

Dagaalyahannada kooxda ayaa hadda isugu tagay xero military oo ku dhow gigada diyaaradaha, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Ciraaq,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Ciidamada Ciraaq oo gacanta ku dhigay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mosil"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading