Video”-Ciidamada Israa’iil oo gudaha ugalay Qasa

Muuqaalka ay sii daayeen Ciidamada Difaaca Israa’iil,ayaa muujinaya daraasiin Taangiyo ah iyo Gaadiid dagaal oo Israa’iil ah oo ku sugan Qasa.

Milatariga Israa’iil,ayaa sheegay in ay ballaarinayaan howlgalladooda dhulka, isla markaana xalay ku dhawaad Boqol diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ay u adeegsadeen duqeynta Marinka Qasa.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading