Video:-Ciidamada Jabuuti oo heegan la galiyay iyo Eritrea oo la wareegtay Buuraha iyo Jaziirada Dumeira

Ka bixitaankii dhulka ay ku muransan yihiin jabuti iyo ereteriya ciidamadii nabad ilaalinta ee dalka qadar waxaa toos ula wareegay jasiirada dumayra iyo buuraha u dhaw dhaw ciidamada eretereya.

Wasiirka arimaha dibada jabuti oo ka hadlay arintaas ayaa sheegay in dumayra ay sI toos ah u maamulaan ciidamada eretereya.

Wasiirku waxuu sheegay in ay hee gan sare galiyeen ciidamada jabuti,sidoo kale waxuu baaq udiray qaramada5midoobey,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading