Video:-Ciidamada Puntland oo hawlgalo kawada Buuraha Calmadow

Dagaal kharaar oo ka dhacay Agagaaarka Habar-hagoogle oo udhow Balikhadar iyo Galgala.

Dagaalka oo aad ucuslaa waxa u dhexeeyay Ciidamada PSFoyo PMPF wada socda iyo Alshabaab.

Khasaaraha ka dhashay dagaalka,ayaa gaarsya12-Alshabaab ah oo dhimasho ah iyo hal Askari oo PMPF ah.

Hal Askari,ayaa ka Dhaawacmay dhanka Ciidamada PSF ee Puntland.

Dagaalka,ayaa socday mudo gaaraysa laba Saac,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=lhseZLG2qPo&feature=share

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading