Video:-Ciidan gaar ah oo la wareegay Amaanka Minisota

Xarumaha Booliska Magaalooyinka Minneapolis St.Paul,ayaa la gubay.

Jaaliyadda Somaliyeed waxaa lagu war galinayaa in ay guryahooda joogaan xaaladu hadda way ka badalan tahay sidii hore Ciidamadda Amniga Qaranka ayaa hadda qayb ka noqonaya sugida Ammniga.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalks


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading