Video:-Ciidanka amaanka oo qabqabtay dhalinyaro Clup ka furtay Garowe

Wasaarada caadalada Puntland ayaa soo bandhigtay dhalinyaro Garowe ka kiraystay guri lagu Garaaco Musik.

 
Dhalinyaradan ayaa guriga u isticmaalayay Clup ahaan,waxayna tiro ahaan gaarayeen 140-xubnood
 
Jeneral Muxyidiin oo ah Talyaha la dagaalanka argagixisada Puntland oo hogaaminayay hawlgalka lagu soo qabqabtay dhalinyaradan laguna soo xiray Gurigaas,ayaa saxaafada uga warbixiyay hawlgalkaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading