VIDEO: Ciidanka PMPF Puntland oo $15,000 ugu deeqay Gurmadka Qardho

Shaqaalaha, Ciidanka iyo Agaasinka Guud ee Hay’ada Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa 15kun oo doolar ugu deeqay Gurmadka Fatahaadihii Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar.

Sidoo kale, Ciidanka PMPF ciidankoodu iyo gawaridooduba u taagnaayeen tan iyo maalinkii ay dhibaatadu dhacday sidii loo caawin lahaa shacabka Qardho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading