VIDEO: Ciidanka Puntland oo dhoolatus ka sameeyay Gobalka Sanaag

Cutubyo katirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland oo tababar ugu soo dhamaaday Dugsiga tababarka Gen. Giriin ee Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa maanta kusoo bandhigay bartamaha Magaalada dhoolatus, waxaana u soo daawasho tagay Boqolaal shacab ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading