VIDEO: Ciidanka Puntland oo fashiliyay Qarax lagu aasayay bartamaha Boosaaso

Ciidamada Booliska Gobalka Bari Oo Kaashanaya Ciidamada PSF Ayaa Fashiliyay Qarax Nooca Dhulka Lagu Aaso Oo La Rabay In Lagu Dhibateeyo Shacabka Ku Nool Bosaso.

Kooxaha Cadowga Ee Al-shabaab Iyo Daacish Ayaa Qaraxan Ku Aasi Rabay Bartamaha Magalada Goobtaasi Oo Ah Meel Inta Badan Bulshadu Iskugu Timaado.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa Shegay Inay Hayaan Gaarigii Ay Wateen Ragii Aasi Lahaa Walxahan Qarxa Waxana Uu Sido Kale Xusay Inay Wadaan Baritaan Ku Aadan Sidii Gacanta loogu Soo Dhigi Lahaa Ragii Watay Qaraxaasi Oo Goobta Ka Baxsaday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading