Video:-Ciidanka Xoreynta Oromada Oo U soo dhaqaaqay dhanka Addis Ababa

Dagaalada ayaa weli ka socda dalka Itoobiya, halkaas oo ciidamada xoreynta Tigraay iyo Oromada ay ku sii siqayaan caasimadda Addis Ababa.

Ciidanka xoreynta Oromo ayaa hadda gacanta ku haya dhul baaxad leh. Isku soo wada duuboo, TDF iyo OlafPresents waxay qorsheynayaan inay xukunka ka tuuraan oo ay la wareegaan caasimadda.





Halkan ka daawi muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading