Agaasimihii hore ee Hay’ada Macdanta iyo Petrolka Puntland Ciise Dhoolawa, oo ka qeybgalay “Madasha Haldoor” ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni inuu soo dhexgalo bulshadiisa, una furo albaabada Xafiiskiisa.
“Madaxweyne Deni is furfur,dadka dhexgal oo maqaaxiyaha tag lana sheekayso Umada,albaabkaagana fur,see lagaaga kaxaysan karaa Dadkaaga”Sidaa waxaa yiri Ciise Dhoolawaa.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.