Video:-Codbixintii doorashada kenya oo soo afjarantay iyo Tirintii Codadka oo bilaabatay

Waxaa goor dhow soo xirmay goobaha cod-bixinta doorashada ee dalka Kenya, iyadoo meelaha qaarna ay ka bilaabatay tirinta codadka.

In ka badabn 19 milyan oo qof ayaa u diiwaan gashanaa inay codeeyaan, oo ay kala doortaan Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo 55 jir ah oo u ordaya in mar kale dib loo soo doorto, iyo Raila Odinga oo hoggaamiya mucaaradka ahna 72 sano jir.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

 

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading