” Shalay shaatiyaa muddo kordhin loo tolanaa ninkii dhahayay maanta in uu dhaho shaatiyaan u tolanaa muddo kordhin laga yeelayi maayo waxaana horey taasi looga diiday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya”.Ayuu yiri Cosoble.
Halkan ka daawo muuqaalka
Xildhibaan Cosoble Qabyaaladu ma indho tirin,isagoo Madaxweynaha la Beel ah,ayuu xaqa ku adimay. pic.twitter.com/l3GL5U6A3T
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 29, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.