Video:-Cumar Cabdirashiid oo bixiyay waraysi uu kaga hadlay xaaladaha PL iyo Somaliya

Waraysigan oo uu siiyay Tv-ga Xaruntiisu tahay Puntland ee SBC,ayuu kaga hadlay arimo ay ugu waa weyn yihiin…

1.Khilaafka Rooble iyo Farmaajo.

2.Dib udhaca Doorashada Fadaraalka.

3.Fashilka Dimuqraadiyada Puntland soo food saaray.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading