Video:-Cumar Cabdirashiid oo si adag udhaliilay Doorashada socota

Wuxuu sheegay in doorashooyinka ka socda dalka ay yihiin kuwo aan sax aheyn oo doorasho la dhihi karin, isaga oo sheegay in qof la soo xulaayo kadibna loo keenayo qof Malxiis u ah taasina ay tahay boob cad.

Horta dadka doorashada kusoo baxay waa dad waqti badan dalka soo joogay oo xaaladsa la socda eedna kuma lahan in kursiga loo boobay ee kii u boobay ayaa loo heystaa, waxaa jira dad eedo kala duwan loo heysto oo Baarlamaanka kujira waase kooban yihiin ayuu yiri” Ayuu yi Cumar Cabdirashiid.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading