Video:-Daamurkii lagu dhisi lahaa Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo oo Bosaso soo gaaray

Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo waxaa dhistay shacabka iyo Xukuumada Puntland hadana dhamaystirkeeda iyagay sugaysaa.

Waa mashruuca ugu weyn ee bulshada qaybaheeda kala duwan si dan guud ah wax ugu bixiyaan,iyagoon faa’ido raadis ahayn.

Sanaag oo yeelata Wado Laamiya oo ku xirta Puntland inteeda kale 60-sano kadib xoriyadii Dalka waa fikrad fog oo uu lahaa Madaxweyne Gaas.

Wadadaas waxay si buuxda Sanaag uga dhigtay mid dhaqaale ahaan iyo maamul ahaanba ugu xiran Puntland.

Gudiga uxilsaaran Wadada dhismaheeda dadaal iyo daacadnimo ayay muujiyeen dheeriya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading