Video:-Daawo 13-Wasiirada Hir-shabelle ah oo is casilay

Kudhawaad 13-wasiir iyo wasiir kuxigeeno katirsan maamulka Hirshabeelle ayaa iska casilay, xilka ay ka hayeen xukuumadda Cosoble.
 
Cadaadiska ayaa kusii kordha Madaxwaynaha maamulkaas, maadaama mooshin isaga ka dhan ah la waday maalmihii lasoo dhaafay.
 
Wasiirrada is casilay ayaa ku eedeeyay in aysan u dulqaadan karin dhibaatada uu hayo madaxwayne Cali Cosoble, kaas oo ay saluugsan yihiin xildhibaannada iyo wasiirrada maamulkaas,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading