Video:-Daawo booqashadii madaxweyne farmaajo ee xeryaha ciidamada Jubaland

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Madaxweynaha Jubbaland ,ayaa booqday Xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ay ku xaraysan yihiin Ciidamada Federaalka isku dhafka ah, waxaana ay salaam ka qaateen cutubyo kala duwan oo katirsan SNA,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading