Video:-Daawo daahfuridii Sharciga Dhismaha Dawladaha hoose ee Jubaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo geedi socodka dhismaha golayaasha Degmooyinka.
 
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Dowlada Xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka Bulshada ra’yidka ah iyo marti sharaf ka socotay beesha Caalamka ayaa munaasabada kasoo qayb galay.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading