Video:-Daawo muuqaalkii ugu danbeeyay Dekeda Garacad

Madaxweyne Deni waxuu si rasmi ah u dhagaxdhigay wajigii labaad ee dhismaha Dekeda Garacad,kaasoo lagu tilmaami karo kii ugu danbeeyay oo ah buuxinta Badda.

Sep 2021 waa maalinta la qorsheeyay in xariga laga jaro Dekeda ugu weyn Somaliya,taasoo ay maalgashteen Ganacsato Somaliyed hadii eebe idmo.

Madaxweyne Deni si hufan ayuu umaareeyay doorkiisii kaga aadanaa dhismaha Dekeda Garacad.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/USxBxJYTWpo

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading