Video:-Daawo Doonidii Bosaso kusoo caariday Oo dajinteedii la bilaabay

Magaalada Bossaso, waxaa maanta lagu guuleystay in la gaaro oo rarka laga dajiyo dooni ku caariday meel u dhow dekedda Bossaso.

Dhinaca kale, maamulka Puntland ayaa canshuur dhaaf u sameeyay xamuulka saaran doonidan oo muddo 9 cisho ah ku caarisanayd xeebaha Boosaaso,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading